Masuuliyiin katirsan Galmudug oo Ku baaqay in laga qayb qaato dhismaha Markaska maamu-Shaafici Degmada Cadaado

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Cadaado iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kormeer ku tagay Markaska Daaru Imaamu Shaafici, oo dhismihiisu marayo heer gabagabo ah.

Masuuliyiintu waxay bulshada Soomaaliyeed ugu baaqeen inay ka qayb qaataan dhismaha Markaska Daaru Imaamu Shaafici.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here