Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan kula qaatay Nairobi Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi kulan kula qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii Jaaliyadda Soomaaliyeed ay uga qeyb qaadan lahayd horumarinta adeegyada caafimaadka ee dalka, gaar ahaan taageerada caafimaad ee bulshada iyo ka qeybqaadashada qorshayaasha dowladdu ku doonayso in lagu xoojiyo adeegyada caafimaadka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here