Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray Iskuul laga hirgeliyaya deegaanka Dalsan ee gobolka Galguduud.

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xarig jarayeey iskuulka deegaanka Dalsan, oo ka mid ah deegaannada hoos yimaada degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud.

Iskuulka ayaa lagu tilmaamay mid kaalin weyn ka qaadan doona horumarinta waxbarashada carruurta deegaanka, iyadoo ay shacabka iyo maamulka deegaanka si weyn ugu farxeen furitaankiisa.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here