Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Dugsiga Hormuud ee Magaalada Baladweyne ayaa qabtay kulan dood Cilmiyadeed oo kusaabsan sidii loo horumarin lahaa xirfada fagaaro ka hadalka islamarkaana loo qabtay Ardayda barata Xirfadaan.
Kulan dood wadaaga ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Dugsiga, Macallimiin , Suxufiyiin iyo ardayda loo qabtay Dooda.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad