Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ka dhagax dhigay dhismaha xarunta Jaamacadda Imaamu Shaafici qeybteeda Mudug,
Dhagax-dhigga xaruntan waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Gaalkacyo, maamulka jamacadda iyo masuuliyiin kale.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Diriye