Ciidanka Xasilinta booliska gobolka Mudug oo tababar looga furay Magaalada Gaalkacyo.

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo tababar u furtay ciidanka xasilinta ee booliiska gobolka Mudug, kuwaas oo ka kala socda maamullada Galmudug iyo Puntland.

Tababarkan oo sare loogu qaadayo aqoonta ciidanka isku-dhafka ah ee booliiska gobolka Mudug ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka kala socday labada maamul.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Diriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here