Shir looga hadlayeey hormarinta adeegyadda bulshada oo lagu qabtay Kismaanyo

0
10

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayeey xoojinayay isku-duwidda iyo wada-shaqeynta wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Jubbaland.

Kulankan ayaa ujeeddadiisu ahayd sidii loo mideyn lahaa qorshayaasha iyo howlaha wasaaradaha si ay si wadajir ah uga qeyb qaataan horumarinta adeegyada bulshada ee maamulka Jubband.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sacdiya Abdulkaadir yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here