Kulan looga hadlayy dib u eegista Dastuurka oo lagu qabtay degmada Wartanabada.

0
10

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka ayaa kulan dadweyne ku qabtay degmada Wartanabada ee gobolka Banaadir, kaasi oo bulshada looga qeybgeliyay aragtidooda ku aaddan dib u eegista Dastuurka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada, sida odayaasha dhaqanka, dhalinyarada, haweenka iyo aqoonyahanka deegaanka, kuwaas oo soo jeediyey talooyin iyo aragtiyo ku saabsan sidii loo dhammeystiri lahaa dastuurka.

Warkan waxaa soo jeedineya:Abdifitah Mohamed Ahmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here