Dallad ay ku mideysanyihiin macalimiinta dugsiyada Qur’aanka oo laga hirgeliyay Dhuusamareeb.

0
13

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabad lagu shaacinayay dalladda Kaah oo ay mudeysanyihin macallimiinta dugsiyada Qur’aaanka maagaalada Dhuusamareeb ayaa lagu dhabtay magaalada Dhuusamareeb
Waxaana ka qeybagalay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada, macalimiinta, culimada ito marti sharaf kale.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Diriye Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here