Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daah-furay Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir, iyo sidoo kale degmooyinka deriska la ah caasimadda ee Balcad iyo Warsheekh, kuwaas oo tartanka sanadkan lagu soo kordhiyey, si loo xoojiyo is-dhexgalka bulshada, horumarinta ciyaaraha, iyo dhiirrigelinta nabadda.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here