Kulan looga hadlayeey Nabada Haweenka Oo lagu qabtay Degmada Xudur.

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Koonfur Galbeed ayaa kulan ka qabatay degmada Xudur, kaasi oo diiradda lagu saaray doorka haweenka ay ku leeyihiin nabadda.

Kulankan oo qeyb ka ah shirarka saddex-biloodle ah ayaa lagu baranayey xirfadaha wadaxaajoodka iyo dhexdhexaadinta, si haweenku u yeeshaan awood ay uga qeyb qaataan dhismaha nabadda iyo xalinta khilaafaadka.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here