Engneerrada dhisaya oo ka warbixiyay halka uu marayo dhismaha laamiga xiriiriya Dhuusamareeb iyo Guriceel.

0
10

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waddada laamiga ah ee xiriirisa Dhuusamareeb iyo Guriceel oo ay dhismeheeda gacanta ku hayo maamulka Galmudug ayaa laga sameeyay horumar iyadoo hal kilometre la saaray laamiga.

Waddadan oo muhiim u ah isku socodka bulshada ku safarta ayaa dhismihiisa waxaa gacanta ku haya wasaaradda Maaliyadda Galmudug, waxaana dhismahan lagu fulinayaa canshuurta laga qaado deegaannada Galmudug sida uu maamulku sheegay.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here