Wasaaradda Beeraha Galmudug oo gaadiid ku wareejisay beeraleydda Dhuusamareeb.

0
12

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha
iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Xirsi Yuusuf Barre, ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay hal cagaf iyo abuur calaf xoolaad Guddiga Iskaashatada Beeraleyda magaalada Dhuusamareeb Abuurka calafka ayaa si gaar ah loo gaarsiin doonaa 70 qoys oo beeraley ah, iyadoo ujeeddadu tahay in kor loo qaado tayada daaqa xoolaha iyo wax-soo-saarka deegaanka.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Diirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here