Kulan looga hadlayeey hormarinta Gamacsatada Oo lagu qabtay Baydhabo.

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladd goboleedka  Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku qabatay Madasha Wadatashiga Aasaaska iyo Xoojinta Wadashaqeynta Ganacsatada iyo Hay’adaha Maaliyadeed.

Madashan ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Xildhibaanno, wakiillo ka socday maamulka gobolka Baay iyo kan degmada Baydhabo, ganacsato, bankiyo iyo marti sharaf kale oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa soo jeedineysa-Sadio Abdulkadir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here