Qorshaha Isbeddelka Galmudug 2026–2030 oo laga daahfuray magaalada Gaalkacyo.

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug ayaa si rasmi ah uga daahfurtay degmada Gaalkacyo la-tashiga degmooyinka ee Qorshaha Isbedelka Galmudug 2026–2030.

Inta lagu guda jiray kulanka, waxaa si qoto dheer looga dooday afar-ta tiir ee Qorshaha Isbeddelka Galmudug (STP) oo kala ah, Isbedelka Adeegga Dowliga, Horumarinta Dhaqaalaha Waara, Isbedelka Adeegga Bulshada iyo Deeganka iyo La qabsiga isbedelka cimiladda.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Diriye Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here