Wasiirka Beeraha iyo warabka Galmudug oo xerale ka dhagax dhigay wado Jaay ah

0
10

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug ayaa degmada Xeraale ka dhagax dhigay waddo dhererkeedu yahay hal kiiloomitir (1KM). Waddadan cusub ayaa loogu talagalay in ay si gaar ah u fududeyso isku socodka bulshada iyo gaadiidka ay isticmaalaan beeraleyda degmada.

Masuuliyiinta iyo bulshada deegaanka oo goob joog ka ahaa dhagax dhiga ayaa sheegay in waddadani ay kaalin weyn ka qaadan doonto horumarinta dhaqaalaha iyo suuq geynta dalagyada beeraleyda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here