Ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo si xoog leh uga socda Degmada Guriceel

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Galmudug ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha uu ka socdo dhismaha waddada laamiga ah ee xiriirisa magaalooyinka Dhusamareeb iyo Guriceel, si ay u eegaan heerka uu marayo mashruuca dib-u-dhiska waddadan muhiimka ah.

kormeerka, mas’uuliyiintu waxay kula kulmeen injineerrada iyo shaqaalaha dhismaha ka wada goobta, waxayna ka dhageysteen warbixin ku saabsan halka uu marayo mashruuca, caqabadaha jira, iyo jadwalka dhammeystirka waddada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here