Odayaasha dhaqanka gobolka Mudug oo ka hadlay Xaalufinta Deegaanka.

0
19

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Odayaasha dhaqanka ee gobolka Mudug ayaa maanta baaq adag kasoo saaray dad ay sheegeen inay ku howlan yihiin jarista dhirta iyo xaalufinta deegaanka.

Afhayeenka odayaasha dhaqanka gobolka Mudug ayaa sheegay in jarista dhirta ay halis ku tahay deegaanka iyo nolosha bulshada, isagoo ugu baaqay laamaha amniga iyo shacabka inay si wadajir ah uga hortagaan dadka ku hawlan falalkaas.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here