Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabad lagu soo bandhigayay cilmi baaristan oo ku saabsan nabadda Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Waxaana soo qaban qaabiyay machadka Nabadda iyo dib u heshiisiinta ee Xala dhalay.
Cilmi baarista uu machadku kusoo bandhigay Dhuusamareeb waxaa si gaar ah diiradda lagu saaray oraahda “Galmudug warankii Yaambey ka tumatay oo madaxwaynaha Galmudug hore looga diiwaangeliyay.