Maamulka Hirshabelle oo Dayactir ku biloowday Garoonka diyaaradaha degmada Buulo Burte.

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Maamulka Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa ka bilaabay Garoonka Diyaaradaha ee degmadaasi olole lagu dayactirayo laguna shamiiteynayo dhulkiisa.

Dayactirkan ayaa ah mid muhiim u ah howlaha duulimaadyada, gaar ahaan isku socodka dadweynaha, ganacsiga iyo adeegyada degdegga ah ee caafimaadka.

Gudomiyaha degmada Bulo barde ayaa ka warbixiyay dhismaha garonka diyaradaha isagooma ugu baaqay bulshada in ay ka qaybqataan dhismaha.

Abdifatah Mohamed ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here