Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug Ali Dahir Eid ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug oo ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada Galmudug.
Golaha ayaa ka dooday islamarkaana ansixiyay Miisaaniyadda sanadeedka Dowladda Galmudug ee 2026 oo gaaraysa $49,700,015 (Afartan iyo sagaal milyan , Todobo boqol,Toban iyo shan doolar).
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed.


