Shirka sanadlaha ee culimada Galmudug oo ka furmay Magaalada Dhuusamareeb.

0
45

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Galmudug Xasan Cabdulqaadir Xasan oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka wasaaradda ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay shirka sanadlaha ah ee culimada Galmudug,

Shirkan oo soconaya muddo saddex maalin ah ayaa looga arrinsanayaa dhinacayada xalinta colaadaha,nabad dhiska, anshaxa wanaagsan ee bulshada ito doorka culimada ee arrimaha bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here