Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah uga daahfuray deegaanka Gidheys ee Gobolka Galgaduud diiwaangelinta kaarka codbixinta doorashada qof iyo codka ah.
Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka, maamulka degmada Cadaado, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo soo dhoweeyay bilowga diiwaangelinta.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor.


