Kulan looga hadlayeey xoojinta hannaanka maamul ee amniga Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay.

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xafiiska Amniga Qaranka ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu xoojinayo hannaanka maamul ee amniga Soomaaliya.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta wada-shaqeynta hay’adaha amniga iyo kor u qaadista nidaamka isku-duwidda howlaha amniga guud ee dalka.

Warkan waxaa faah faahineysa: Sacdiya Abdulkaadir yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here