Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirwaynaha Cukimada Galmudug oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Dhuusamareeb ayaa lasoo gebagebeeyay war murtiyeed ayaana shirka laga soo saaray. Shirkan waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta Galmudug, waxaana ka qayb-galay culimo ka kala yimid degmooyinka kala duwan ee Galmudug.
Abdidahir Garad Ali ayaa warkan faahfaahinaya.


