Madaxwayne kuxigeenka Galmudug oo ka qayb galay furitaanka Masaajidka xarunta Baarlamaanka Galmudug

0
70

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo uu wehliyo guddoomiyaha golaha baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa si rasmi ah u daah-furay dhismaha masjidka xarunta baarlamaanka dowladda Galmudug, kaas oo loogu talagalay iney saaladda ku oogaan mudana-yaasha golaha wakiillada iyo dadka kale ee yimaada xarunta baarlamaanka Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here