Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyada oo lagu howlanyahay daadejinta adeegga kaarka aqoonsiga qaranka–National ID ayaa hay’adda NIRA waxaa ay xarun cusub ka hirgelisay degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama


