Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay munaasabad qalinjabinta dufcaddii 11-aad ee Jaamacadda Galkacyo, taas oo sidoo kalena lagu xusayay 15 sano guuradii aas-aaska jaamacadda oo la aasaasay sanadkii 2010. Munaasbaddan waxaa ka ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Puntland.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali


