Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ka warbixiyay dhacdooyin ka dhacay Galmudug.

0
47

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Cali Maxamuud Faarax -Cali Seeko- wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaannada Galmudug gaar ahaan midda Booliisku ay soo gaba-gabeeyeen ee dad shacab ah oo lagu laayay deegaan hoos yimaada deegaanka qaayib ee Gobolka Galguduud.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here