Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Muqdisho ka daahfurtay Xeer-nidaamiyaha Xaquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka

0
55

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray Xeer-nidaamiyaha Xaquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka.

Xeerkan cusub ayaa lagu saleeyay sidii loo ilaalin lahaa xuquuqda dadka bukaanka ah ee adeegyada caafimaad ka helaya xarumaha dalka, iyo sidoo kale xuquuqda shaqaalaha caafimaadka ee u adeegaya bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here