Kulan ku Saabsan Xalinta khilaafaadka dhulka oo lagu soo gabagabeeyey degmada Guriceel

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan looga hadlayay xalinta khilaafaadka dhulka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud Si loo yareeyo dhibaatoyinka ka dhasha isku dhaca dhulka .

Ujeeddada kulanka ayaa ahayd in la xoojiyo wada-shaqeynta bulshada, maamulka iyo hay’adaha sharci dejinta si loo helo hannaan caddaalad ah oo lagu maareeyo murannada dhulka, loogana hortago isku dhacyada ka dhasha lahaanshaha iyo isticmaalka dhulka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir YUSUF

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here