Dhaqaatiirta xoolaha degmada Guriceel oo ku guulaystay qalliin lagu sameeyay neef geel ah

0
73

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhaqaatiirta xoolaha ee degmada Guriceel ayaa ku guulaystay qalliin iyo daawayn muddo labo bilood ah socday oo loo sameeyay neefkan geela ah oo laga keenay degmada Dhagaxbuur ee Dowlad deegàanka Soomaalida.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here