Deeq gargaar ah oo la gaarsiiayay dad danyar oo ku nool Baraawe

0
76

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka degmada Baraawe ee Caasimadda Mamulka Koonfur Galbeed , oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha degmada ahna Duqa degmada Cumar Cabdullaahi Maxamed, ayaa deeq isugu jirta joodariyaal lagu seexdo iyo saliyo lagu dukado u qeybiyay qoysas danyar ah oo hore maamulka degmada ugu wareejiyay guryo ay Dagaan.

Deeqdan ayaa Ah Mid Muhim U Ah dadkan Danyarta Madama Ay Haysan Joodariyaal ay Kuseexdan Iyo Saliyo Ay Kudukadan.

Abdifatah Mohamed ayaa warkan soo jeedinaya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here