Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir.

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)– Shirkadda IFI oo ka shaqeysa nadaafadda Magaalada Muqdisho ayaa olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinaayo bilicda caasimadda ka sameyay qaar ka mida ah degmooyinka Gobolka Banaadir.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here