Shir ku saabsan hormarinta adeeyada bulshada oo lagu qabtay Garoowe

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mamulka Puntland iyo Hay’adaha WFP iyo UNICEF Ayaa Magalada Garawe Kuqabtay shir ku aaddan horumarinta adeegyada bulshada iyo hirgelinta qorshayaasha wadajirka ah ee horumarineed

Waxa Kaqeyb Galay Shirka Wasiirka Qorsheynta Caafimadka Waxbarashada Iyo Madaxda Hay’addaha WFP Iyo UNICEF

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here