Olole nadaafadeed oo maanta laga sameeyay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir

0
24

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ololahaan nadaafadeed oo maanta laga fuliyay degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxaa ka qayb-qaatay boqolaal shaqaalahe ah oo ay howlgelisay shirkadda nadaafadda IFI ee ka shaqaysa nadaafadda Magaalada Muqdisho.

Qaybaha kala duwan ee Bulshada degmada Kaaraan oo qayb ka ahaa ololhaan nadaafadeed ayaa soo dhoweeyay howshan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here