Shir looga hadlay baahiya Caafimaad ee kajira Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
30

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo gabagabeysay shirka sannadlaha ah ee dib u eegista Mashruuca Faarid, oo socday muddo labo maalmood ah.

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta guulihii laga gaaray hirgelinta mashruuca, caqabadihii jiray iyo qorshayaasha lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka ee bulshada Jubbaland.

Sacdio Abdulkadir ayaa warkan soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here