Maamulka Degmada Balcad oo daahfuray tartanka kubadda cagta kooxaha degmadaaas

0
76

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartankan oo ay taaba-galinayso hay’adda Bargoof ayaa looga golleeyahay in lagu dhiirrigeliyo nabadda, isu-soo dhowaanshaha dhalinyarada iyo xoojinta xiriirka bulshada ee deegaanka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here