Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee maamulka Galmudug ayaa maanta tababar sare loogu qaadayo aqoontooda u furtay ku dhowaad boqol (100) macallin oo ka kala socday degmooyin dhowr ah oo maamulka hoos yimaada.
Tababarkan oo socon doona muddo dhowr maalmood ah ayaa diiradda lagu saarayaa sida ugu wanaagsan ee loo diyaariyo loona maamulo imtixaannada ardayda, si loo hubiyo in nidaamka imtixaannada uu noqdo mid caddaalad ah oo tayo leh.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor


