WARARKA Maamulada Galmudug & Puntland oo burburiyay Barkado iyo Guryo laga dhisay degaano horey loga mamnuucay. By admin - November 10, 2022 0 76 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulada Galmudug & Puntland oo burburiyay Barkado iyo Guryo laga dhisay degaano horey loga mam nuucay in dhismo lagasameeyo. Warbixintan waxaa soo jeedinaya–Abdidahir Garad Ali. http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2022/11/Putland-iYo-Galmudug.mp3