10-ka goolhaye ee ugu fiican adduunka ka hor bilaabashada koobka adduunka oo la soo saaray

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Koobka adduunka ayaa bilaaban doona maalinta Axada iyada oo indhaha adduunka oo dhan u jeedaan dalka Qatar oo uu ka dhici doono koobka adduunka.Ka hor bilaabashada koobka adduunka waxa la soo saaray 10-ka Goolhaye ee ugu fiican ee ka qayb galaya koobka adduunka Qatar 2022.Goolhayaha reer Brazil iyo kooxda Liverpool ee Alisson ayaa ah Goolhayaha ugu fiican ee ka qayb galaya koobka adduunka.Waxa ku xiga Goolhayaha kooxda Real Madrid iyo xulka Belguim ee Thibaut Courtois halka uu ku xigo Goolhayaha Man City iyo xulka Brazil ee Ederson,Waxa ku xiga Goolhayaha kooxda Bayern Munich iyo xulka Germany ee Manuel Neuer iyo Goolhayaha Barcelona iyo xulka Germany ee Andre Ter-Stegen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here