WARARKA Waalidiin hore ugu eedeeyay macallin Dugsi quraan kudhiga magaalada Dhuusamareeb inuu kufsaday gabdhahooda oo sheegay inuu been abuur ahaa kiis kaas By admin - December 22, 2022 0 50 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waalidiin hore ugu eedeeyay macallin Dugsi quraan kudhiga magaalada Dhuusamareeb inuu kufsaday gabdhahooda oo sheegay inuu been abuur ahaa kiis kaas. warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali. http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2022/12/Warbixin-Kiiska-Macallinka-Dugsi-Quraanka-.mp3