Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha gudiga arimaha bulshaga golaha deegaanka Dhuusamareeb oo sheegay in gudoonka degmada ay kala hadlayaan waxbarasho siinta dadka baahiyaha gaar ka ah qaba.
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.