Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo tababar ku saabsan yareynta shaqa la’aanta ka jirta dalka u qabatay masuuliyiin ka socda dowlad gobaleedyada iyo gobalka Banaadir.
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaysa-Hamdi Diriye Ali.