Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir dowlaha wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Galmudug oo xilka ukala wareejiyay maareeyihii hore ee Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb iyo Maareeyaha cusub.
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Hamdi Diriye Ali.