Maamulka dowlada hoose ee Dhuusamareeb oo codsaday in laga gacansiiyo herlitaanka agab lagu hormariyo dhulka degmada

0
52

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Cabdi Cali Khayre agaasimaha waaxda dhul bixinta dowlada hoose ee Dhuusamareeb oo kaqayb galay barnaamijka maamul wanaag ee Radio Daar-dheer ayaa sheegay inay ubaahanyihiin kamaamul ahaan in laga gacansiiyo agabka lagu hormariyo dhulka si looga shaqaysiiyo xafiisa guud ee Dhul binta degmada.
Agaasime Cabdi Cali Khayre ayaa kacodsaday hay`adaha,dadka wax haysta ee dalka dibadiisa jooga kaqayb qaadashada heliaanka agabkan lagu qabto hormarinta dhulka degmada ee lagu dhiso wadooyinka iyo xarumaha danta sida suuqyada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bashir Mohamed Salad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here