Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mustaf Yaasiin Sheekh, Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa xusay inuu ku faraxsanyahay in la hirgeliyo hannaanka is-wicitaaanka shirkadaha oo la dhaqan-geliyay kadib shirar ay wasaaradda isgaarsiinta iyo Technology-yadda dalku u qabatay shirkadahan Hormuud, Somtel, Amtel, Golis iyo Telesom oo si toos ah usu wici kara hadda.
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali.