Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-shirkan aya looga hadlayay waxyaabihii u qabsoomay bishii hore Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland waxna ka qaybgalay qaarka mid ah hay’adaha Samafalka ee ka howlga deeganadda Jubbaland iyo qaar ka mid ah wasaraddaha Jubbaland
Shirka ayaa wax daahfuray Wasiir kuxigeenka wasaradda gargarka iyo mareereyta musiibooyinka Jubbaland Mohamed cismaan jaamac.
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaysa-Sacdiyo Abdulkadir Yusuf