Dadka Deegaanka Afrax-muuse ee Koofurta Guriceel oo baaq udiray Dowladda DFS iyo Maamulka Galmudug.

0
84

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshad ku nool Deegaanka Afrax Muuse oo qiyaastii dhowr iyo lixdan Kiilo meter koofur ka xiga Degmada Guriceel ee gobolna Galguduud ayaa sheegay inay u baahanyihiin in Iskuul loo dhiso ubadkooda uu hadda wax ku barta Geed-hoostiis.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here