Tababar lagu Baranaayay ka Hortaga Dambiyada oo loo qabtay Bahda Cadaalada Koofur galbeed Soomaaliya

0
51

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababrkaan oo socon doono laba maalimood ayaa waxaa dahfuray Wasiirka Wasaarada cadaalada iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya waxana loo qabatay Bahda Cadaalada iyo Hay’adaha la shaqeyaa Wasaarada, waxaana lagu Baran doona ka hortgaa isbadelada Dambiyada iyo Wadashaqeynta Lamaha Cadaalada

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here